''Waxaanu Qurxinay, Qaabeyn, Bilicna Usameynay Magaaladi Hore Ee Ceerigaabo'' Eng C/xakiim Xasan Koore.

Eng C/xakiim Xasan Koore Wuxuu Ka Mid Yahay Hawlwadeenadi Fuliyey Mashruuci Master Plan-ka Ee Laga Fuliyey Degmadda Ceerigaabo, Wuxuuna Ka Waramayaa Inay Ceerigaabo Qurxiyeen, Qaabeeyeen, isla markaana Bilic Usameeyeen Magaaladi Hore| Eng C/xakiim Xasan Koore