“Shaqaalahan Caawa La Abaalmarinayo Dhamaantood Way Guuleystay Dhamaantood" Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

“Shaqaalahan Caawa La Abaalmarinayo Dhamaantood Way Guuleystay, Runtii Waxay Arin Aad U Adag In Lakala Xulo Lana Soo Saaro Shaqaalihi Ugu Wanaagsanaa Sannadkii Tagay, Laakiin Waxaan Uraacnay Habraac Ay Dajisay Hayadda Shaqaalaha Dawladu” Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.