Shaqaalaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Qeybqaatay Olalihii Nadaafadda Magaaladda Burco

Muuqaalka Guud Ee Olalihii Nadaafadda Magaaladda Burco Ee Ay Maanta Ka Qeybqaateen Shaqaalaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ee Gobolka Togdheer