Shaqaalaha Wasaaradda Ee Gobolka Awdal Oo Ka Qeyb Qaatay Olalihii Nadaafadda Magaaladda Boorama

Muuqaalka Guud Ee Olalihii Nadaafadda Magaaladda Boorama Ee Ay Maanta Ka Qeybqaateen Shaqaalaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ee Gobolka Awdal Oo Uu Hogaaminayey Iskuduwaha Wasaaradda Ee Gobolkaas Mudane Saleebaan Aadan Samatar.