Sannadkii Dhamaaday Ee 2022, Maxaa Uqabsoomay Waaxda Naqshadaynta Magaalooyinka

Sannadkii Dhamaaday Ee 2022, Maxaa Uqabsoomay Waaxda Naqshadaynta Magaalooyinka Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta?

Agaasimaha Waaxda Naqshadaynta Magaalooyinka Ee Wasaaradda Cabdiraxmaan Maxamed Aar Ayaa Inoo Sharixi Doona.