Muwaadin Wasaaradda Hawlaha Guud Waxay Kuu Soo Kordhisay Xafiis Aad Si Fudud Uga Helayso Dhamaan Shaqooyinka Wasaaradda Uga Baahnayd

WARGALIN KU SOCOTO DHAMAAN DADWEYNAHA

Muwaadin Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Waxay Kuu Soo Kordhisay Xafiis Aad Si Fudud Uga Helayso Dhamaan Shaqooyinka Wasaaradu Qaranka Uqaabilsantahay Eed Uga Baahato, Adoon Dhib Iyo Soo Noqnoqsho Midna Aan Arag.