Muwaadin Hadaad Aragto Dhul Danguud Ah Oo Sifo Sharci Daro Ah Loo Dhisanayo, Fadlan Degdeg Usoo Qaraac Namberkan Namberkan Gaaban 9559.

Muwaadin Hadaad Aragto Dhul Danguud Ah Oo Sifo Sharci Daro Ah Loo Dhisanayo, Ama Wado La Xidhayo, Waxay Wasaaradda Hawlaha Guud Kuusoo Kordhisay ADEEGGA XOG-REEB “CALL CENTER” Fadlan Soo Qaraac Namberkan Gaaban 9559.

Waa Adeeg Kor u Qaadaya Xidhiidh Wadaagga Bulshada Iyo Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta. Ujeedadiisuna Tahay Dardar-galin shaqo, xog-wadaag Tolmoon Oo Bulshadda Ka Yimaada, Iyo Weeleynta Badqabka Danta Guud Oo Wasaaradu Qaranka Ugu Xilsaarantahay.