Muuqaalka Guud Ee Hawlgalkii Waaxda Dhulka Ee Wasaaradu Ku Burburisay Seesas Si Sharci Daro Ah Loo Dhisanayey

Muuqaalka Guud Ee Hawlgalkii Maanta Waaxda Dhulka Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Ku Burburisay Seesas Si Sharci Daro Ah Looga Dhisanayey Meel Wado Dhexdeed Ah, Oo Ku Taala Degmadda Ibraahim Koodbuur Ee Magaaladda Hargeisa.