Muuqaalka Guud Ee Baaqii Nabadeed Ee Wasiirka Hawlaha Guud Udirey Beelaha Oodwadaagta Ah Ee Ku Dagaalamay Deegaanka Dhabar Dalool.

Muuqaalka Guud Ee Baaqii Nabadeed Ee Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Somaliland Eng C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi Udirey Beelaha Oodwadaagta Ah Ee Ku Dagaalamay Deegaanka Dhabar Dalool Ee Degmadda Xudun.