Munaasibadii Agaasimaha Guud Ee Wasaaradu Tobabarka Maanta Ugu Soo Xidhay Shaqaalaha Unugga Ilaalinta Danta Guud Iyo Adeegga Xog-reeb
Muuqaalka Guud Ee Munaasibadii Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Dr. Jamaal Cabdi Muuse Uu Tobabarka Maanta Ugu Soo Xidhay Shaqaalaha Unugga Ilaalinta Danta Guud Iyo Adeegga Xog-reeb.