Munaasibad Xadhiga Lagaga Jarayey Xafiis Dakhli Qabasho Oo Ay Wasaaradda Maaliyaddu ku Yeelan Doonto Wasaaraddaha Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryeynta.

Munaasibad Xadhiga Lagaga Jarayey Xafiisyo Cusub oo ay Wasaaradda Maaliyaddu ku Yeelan Doonto Wasaaraddaha Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryeynta.

Munaasibadan Ayaa Waxa Kasoo Qeybgalay Wasiirka Wasaaradda H. Maaliyadda JSL Dr. Sacad Cali Shire oo ay weheliyaan Wasiir-Xigeenka Wasaaradda Md. Muuse Ibraahim Yuusuf, Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Md. Axmed Daauud Geedi, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Cilmi C/raxmaan Cashuur Ayaa Si Wada Jir Ah Xadhiga Uga Jaray Xafiiskaa oo Wasaaradda Maaliyadu Ku Yeelanayso Gudaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta .
Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha Hawlaha Guud Mudane Cilmi C/raxmaan Cashuur Ayaa Sheegay in Halkan Wasaaradda Maaliyadu Ku Qaban Doonta Dakhliga Ka Soo Xarooda Kirada Guryaha Cashuurta Sannd Laha ee Shirkadaha Dhismayaasha.
ALLAA MAHAD LEH
C/kariim Maxamed Guuleed
Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warbaahinta,
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.
E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com
https://mopwh.govsomaliland.org/
Instagram: https://www.instagram.com/wasaarada_hawlaha_guud_jsl/
Facebook: https://www.facebook.com/HawlahaguuddhulkaiyoGuryeynta/
Twitter: https://twitter.com/PublicWorksLand
Youtube: https://www.youtube.com/feed/my_videos/