Halkan Kala Soco Barnaamujka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Uu Marti Ku Yahay Lataliye Sare Eng Maxamed Suldaan Axmed Caaqil Xuseen

Halkan Kala Socda Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socotaan Radio Hargeisa.

Qaybtii 5-aad, Waxa Barnaamijka Marti Ku Yahay Lataliye Sare Eng Maxamed Suldaan Axmed Caaqil Xuseen Oo Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta  Uqaabilsan Mashriicda Maamul Daadajinta Dawladaha Hoose Ee JPLG Dhinaca Dhismayaasha.