Kormeer Wasiirka Hawlaha Guud Kusoo Marey Dhulka Danta Guud, Isagoo Balan Ku Qaaday In Gacanta Dawladda Dib Ugu Soo Celin Doonaan Dhulkii Dawladu Lahayd

Muuqaalka Guud Ee Kormeerkii Maanta Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Eng. C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi Iyo Maayirka Degmadda Burco C/rasaaq Ibraahim Cabdi Kusoo Mareen Dhulka Danta Guud, Iyagoo Balan Ku Qaaday In Gacanta Dawladda Dib Ugu Soo Celin Doonaan Dhulkii Dawladu Lahayd.