Kormeer Agaasimaha Waaxda Dhismaha Ee Wasaaradu Uu Kusoo Maray Dhismayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Gacanta Ku Hayso Ee Ka Socda Magaaladda Hargeisa.

Muuqaalka Guud Ee Kormeerkii Agaasimaha Waaxda Dhismaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryeynta Eng Ilyaas Maxamed Uu Kusoo Maray Dhismayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Gacanta Ku Hayso Ee Ka Socda Magaaladda Hargeisa.