Khudbadii Agaasimaha Guud Ka Jeediyey Kulankii Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Wasaarada Maaliyadu La Qaateen Dhamaan Agaasimayaasha Guud

Khudbadii Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Dr, Jamaal Cabdi Muuse Ka Jeediyey Kulankii Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Wasaarada Maaliyadu La Qaateen Dhamaan Agaasimayaasha Guud, Maareyayaasha Iyo Gudoomiyayaasha Haydaha Madaxa Banaan Ee La Xidhiidhay Doorka Ilaalinta Hantida-Raagta Ee Hayadaha Kala Duwan Xukuumada.