Iskuduwaha Wasaaradda Ee Togdheer oo Jaamacadda Burco ku wareejiyey Dayr Cabirkiisu Yahay 400 Mitir
Iskuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ee Gobolka Togdheer Eng. Faysal Maxamuud Cartan Ayaa Jaamacadda Burco Ku Wareejiyey Dayr Cabirkiisu Yahay 400 Mitir Oo Jaamacadda Lagu Soo Wareejiyey.