Iskuduwaha Wasaaradda Ee Gobolka Saaxil Oo Soo Kormeerey Xafiisyada Iyo Bakhaaradda Hay'ada Kaydka Raashinka Qaranka.

Iskuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud ee Gobolka Saaxil Mudane Mursal C/laahi Ismaaciil Oo Ay Weheliyaan Badhasaabka Gobolka Saaxil Iyo Gudoomiyaha Hay'ada Ka Hortaga Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka Qaranka Ayaa Soo Kormeerey Dayactirka Xafiisyada Iyo Bakhaaradda Ay Wasaaradu Udayactireyo Hay'ada Ka Hortaga Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka Qaranka