Iskuduwaha Wasaaradda Ee Gobolka Gabilay Ayaa Maanta Qeyb Laxaad Leh Ka Qaatay Olalihii Nadaafadda Magaaladda Gabilay

Iskuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Gobolka Gabilay Mudane Cabdi Cali Cilmi Ayaa Maanta Qeyb Laxaad Leh Ka Qaatay Olalihii Nadaafadda Magaaladda Gabilay Ee Maayirka Magaaladaas Ku Dhawaaqey.