Iskuduwaha Wasaaradda Ee Gabilay Ayaa Maamulka Jaamacadda Tima-cadde Ku Wareejiyey Dhulka Jaamacadda Looga Dhisi Doono Qeybteeda Magaaladda Wajaale

Iskuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Gobolka Gabilay Mudane Cabdi Cali Cilmi Ayaa Maamulka Jaamacadda Tima-cadde Ku Wareejiyey Dhulka Jaamacadda Looga Dhisi Doono Qeybteeda Magaaladda Wajaale.