Injineerada Fulinaya Qorshe Magaleedka “Master Plan” Degmadda Baligabadle Oo Ka Warbixiyey Halka Uu Marayo Qoshe Magaaleedkaasi

Injineerada Fulinaya Qorshe Magaleedka “Master Plan” Degmadda Baligabadle Ayaa Maamulka Uga Warbixiyay Shaqada Qabsoontay Mudadii Uu Socday Qorshe Magaleedka “Master Plan” Degmadda Baligubadle. Sidoo Kalana U Mahad Celiyay Bulshadda Deegaanka Degmadda Baligubadle Oo Si Wacan U So Dhaweeyay Qorshe Magaaleedka “Master Plan” Degmadda Baligubadle.