Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Cilmi C/raxmaan Cashuur Ayaa Saaka Si Rasmiya Ushaaciyey Inay Bilaabantay Wajigii Labaad ee Diwaangalinta Hantida Maguurtadda Dawladda.

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Cilmi C/raxmaan Cashuur Ayaa Saaka Si Rasmiya Ushaaciyey Inay Bilaabantay Wajigii Labaad ee Diwaangalinta Hantida Maguurtadda Dawladda.


Agaasimaha Waaxda Dhulka Iyo Guryaha Mudane Maxamuud Maal Cali ahna Madaxa Mashruucan Ayaa Sheegay Inay Saaka Bilaabayaan Waji Labaad ee Diwaangalinta Hantidan Maguurtadda, Waxaanu Hoosta Ka Xariiqey In Mashruucan Kaga Duwanyahay Kii Hore In La Qiimeynayo Hanti Kasta oo Dawladu Leedahay Ila Markaana Loo Ragayo Lacag Ahaan,

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane CilmI C/raxmaan Cashuur Ayaa Si Rasmiya Uiclaamiyey Bilawga Mashruucan, Wuxuuna Dadweynaha Ka Codsaday Inay La Shaqeeyaan Hawwadeenadaa Ka Socda Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Wasaaradda Maaliyada, Wuxuuna Hoosta Ka Xariiqeyn In Burubugaandada laga daayo.

ALLAA MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed
Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warbaahinta,
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.
E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com
https://mopwh.govsomaliland.org/
Instagram: https://www.instagram.com/wasaarada_hawlaha_guud_jsl/
Facebook: https://www.facebook.com/HawlahaguuddhulkaiyoGuryeynta/
Twitter: https://twitter.com/PublicWorksLand
Youtube: https://www.youtube.com/feed/my_videos/