Hawlwadeenadda Wasaaradda Hawlaha Guud Oo  Bilaabay Olalaha Dardargalinta Kiradda Guryaha Dawladda Oo Ay Qaranka Masuulka Tahay Wasaaradu.

Hawlwadeenadda Wasaaradda Hawlaha Guud Oo  Bilaabay Olalaha Dardargalinta Kiradda Guryaha Dawladda Oo Ay Qaranka Masuulka Tahay Wasaaradu.

Agaasimaha wabay Olalaha Dardargalinta Kiradda Guryaha Dawladda Oo Ay Qaranka Masuulka Tahay Wasaaradu.aaxda guryaha ee wasaaradda Halwaha guud Eng Axmed Haybe Col-ujoog Oo Hor ka cayay shaqaalaha ka shaqaynaya olalaha dardar galinta kirada guryaha Dawlada ayaa ka bilaabay saaka qaybo kamida caasimada hargeysa.
Iyadoo dadka ku jira guryaha dawlada loogu Baaqay inay iska soo bixiyaan kirada ku waajibtay.

ALLAA MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed
Agaasime Ku xigeenka waaxda Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warbaahinta,
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.
E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com
Website: https://mopwh.govsomaliland.org/
Instagram: https://www.instagram.com/wasaarada_hawlaha_guud_jsl/
Facebook: https://www.facebook.com/HawlahaguuddhulkaiyoGuryeynta/
Twitter: https://twitter.com/PublicWorksLand
Youtube: https://www.youtube.com/channel/UCSWWwo9EbRBS1gvEruuEYdQ