Halkan Kala Socda Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Qaybtii 6-aad Oo Uu Marti Ku Yahay Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Dhulka.

Halkan Kala Socda Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socotaan Radio Hargeisa.

Qaybtii 6-aad, Waxa Barnaamijka Marti Ku Ah Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Dhulka Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Eng. Sakariye C/laahi Cumar.