Gudida Naqshadeynta Qaranka Somaliland Ayaa Go'aamiyey In Master Plan Wasaaradda Hawlaha Guud Usameyso Magaalooyinka Hargeysa, Burco Iyo Berbera

Shir Uu Saaka Shirgudoomiyey Gudoomiyaha Gudida Naqshadeynta Qaranka Somaliland Ahna Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane C/laahi Abokor Cismaan Ayaa Go’aamiyey In Master Plan Loo Sameeyey Magaalooyinka Hargeysa, Burco Iyo Berbera