Dhismaha Maxkamadda Degmadda Dilla Oo Wasaaradda Hawlaha Guud Hirgalinayso.

Dhismaha Maxkamadda Degmadda Dilla Oo Wasaaradda Hawlaha Guud Hirgalinayso.

Sumadda Dhismaha ID dila_302022
FaahFaahinta Dhismaha :
Cabirka dhulka 36 x 24
4 xafiis
1 hall
3 suuli
Dayrka waxa kale oo ka kujira:
1 qol oo waashimaanka, Landscapeka and parkina gudaha oo qaadi kara 8 gaadhi.
Fadlan nagala soo xidhiidh.
Email: MOPWLH@sldgov.org
Tel: 9559