"C/rasaaq Khaliif Siyaasadda Wuxuu Ku Jirey Mudo Aad Ukooban'' Wasiir C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi

"C/rasaaq Khaliif Siyaasadda Wuxuu Ku Jirey Mudo Aad Ukooban, Wuxuuna Siyaasadda Kaga Baxay Degdeg, Maantana Waxaanu Leenahay Adeerka Hala Tartamin, Gudoomiyaha Aqalka Wakiiladu Wuxuu Noqonayaa Pro. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon" Wasiir C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi