Barnaamujka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Uu Marti Ku Yahay Eng. C/xakiim Muxumed Aw Cabdi.
Halkan Kala Socda Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socotaan Radio Hargeisa.Qaybtii 10-aad, Waxa Barnaamijka Marti Ku Ah Eng. C/xakiim Muxumed Aw Cabdi Oo Ah Injineer Ka Tirsan Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta.