Barnaamujka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socon Doontaan Radio Hargeisa.

Halkan Kala Socda Barnaamujka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socon Doontaan Radio Hargeisa.

Waxa Maanta Barnaamujka Ku Marti Ahaa Isla Markaana Daahfurey Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Dr. Jamal Cabdi Muuse