Barnaamijka Hawlaha Guud Waxa Marti Ku Ah Iskuduwaha Wasaaradda Ee Gobolka Gabilay Mudane Cabdi Cali Cilmi.

Halkan Kala Socda Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socotaan Radio Hargeisa.


Qaybtii 7-aad, Waxa Barnaamijka Marti Ku Ah Iskuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ee Gobolka Gabilay Mudane Cabdi Cali Cilmi.