Barnaamijka Hawlaha Guud Oo Uu Marti Ku Yahay Lataliye Sare Eng. Xamse Muuse Cadaroosh.

Halkan Kala Socda Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socotaan Radio Hargeisa.

Qaybtii 8-aad, Waxa Barnaamijka Marti Ku Ah Lataliye Sare Oo Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ah Eng. Xamse Muuse Cadaroosh.