Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo UU Marti Ku Yahay Agaasimaha Waaxda Maamulka Guryaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud,

Halkan Kala Socda Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socon Doontaan Radio Hargeisa.

Qaybtii 2aad, Waxa Maanta Barnaamijka Marti Ahaa Agaasimaha Waaxda Maamulka Guryaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Eng, Sakariye Cabdi Muuse.