Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socotaan Radio Hargeisa. Iyo Qeybtii 3-aad.

Halkan Kala Socda Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socotaan Radio Hargeisa.

Qaybtii 3aad, Waxa Barnaamijka Marti Ku Ah Agaasimaha Waaxda Naqshadeynta Magaalooyinka Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Eng, C/raxmaan Maxamed Aar.