arnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Uu Marti Ku Ah Agaasimaha Waaxda Dhismaha Iyo Horumarinta Nashqadeynta

Halkan Kala Socda Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socotaan Radio Hargeisa.


Qaybtii 4 aad, Waxa Barnaamijka Marti Ku Ah Agaasimaha Waaxda Dhismaha Iyo Horumarinta Nashqadeynta Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Eng, Axmed Haybe Colijoog.