Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Guryaha Oo Ka Warbixiyey Halka Uu Marayo Olalihii Lagu Soo Ururinayey Kiradda Hantida Maguurtadda Ee Dawladda

Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Guryaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/raxmaan Xasan Ismaaciil Oo Ka Warbixiyey Kormeerkii Uu Kusoo Sameeyey Hawlwadeenadi Wasaaradda Ee Qeybinayey Biilshadda Kiradda Hantida Maguurtadda, Dhinaca Kalana Iclaamiyey Inay Dalka Oo Dhan Ka Bilaabantay Soo Ururinta Kiradda Hantidda Maguurtadda Dawladu.