Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Guryaha Ayaa Ka Warbixiyey Ololaha Soo Xareynta Kiradda Hantidda Maguurtadda Dawlada
Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Guryaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/raxmaan Xasan Ismaaciil Ayaa Ka Warbixiyey Ololaha Soo Xareynta Kiradda Hantidda Maguurtadda Dawlada Oo Labadii Cisho Ee Lasoo Dhaafay Ka Socotay Caasimada Hargaysa.