Agaasimaha Waaxda Naqshadeynta Magaalooyinka Ayaa Ka Warbixiyey Halka Uu Marayo Xog-ururintii Master Plan-ka Magaaladda Burco

Agaasimaha Waaxda Naqshadeynta Magaalooyinka Eng C/raxmaan Maxamed Aar ayaa ka warbixiyey halka ay shaqada maraso, Isagoo ku bogaadiyey Injineerada Shaqadan gacanta ku haya, kuna dhiirigaliyey inay dardargaliyaan shaqadan inta hadhay, sidoo kale wuxu umahadceliyay dadweynaha Degmadda Burco ee garab istaagay sidii shaqadan uqabsoomi lahayd.