Agaasimaha Waaxda IT-ga Umalkhayr Suldaan Aadan Ayaa Maanta Tobabar Usoo Gabogabaysay Agaasime Ku Xigeenadda Wasaaradda,

Agaasimaha Waaxda IT-ga Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Umalkhayr Suldaan Aadan Ayaa Maanta Tobabar Usocday Mudo Labo Maalmood Ah Usoo Gabogabaysay Agaasime Ku Xigeenadda Wasaaradda, Tababarkaas Oo Ku Saabsanaa System-ka E-government Oo Wasaaradda Hawlaha Guud Ku Shaqeyso.

Tobabarkan Oo Ay Soo Qabanqaabisay Waaxda ICT-gu, Isla Markaana Uqabtay Isla Waaxdu Ayaa Lagu Tobabaray Agaasime Ku Xigeenadda Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta, Tababarkaas Oo Ku Saabsanaa System-ka E-government Oo Wasaaradda Hawlaha Guud Ku Shaqeyso.

Agaasimaha Waaxda ICT-ga Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Umalkhayr Suldaan Aadan Oo Ka Warbixiyey Tobabarkan Mudada Labadda Cisho Ah Ah Usocday Agaasime Ku Xigeenadda Ayaa Sheegatay In Lagu Tobabaray Sidii System Cusub Ee E-government Oo Fudeydin Doona Shaqadda Maalinlaha Ah Ee Wasaradda.

Agaasimaha Waaxda ICT-ga Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Umalkhayr Suldaan Aadan Oo Ka Warbixiyey Tobabarkan Mudada Labadda Cisho Ah Ah Usocday Agaasime Ku Xigeenadda Ayaa Sheegatay In Lagu Tobabaray Sidii System Cusub Ee E-government Oo Fudeydin Doona Shaqadda Maalinlaha Ah Ee Wasaradda. Taas Oo Wasaaradda Hawlaha Guud Noqotay Wasaaradi Uhoreysay Ee Nidaamkan Ku Dabaqda Shaqadeeda Maalinlaha Ah, Kaas Oo Hadda Wasaaradu Isticmaasho Xarunteeda Ilaa Xafiisyadeed Goboladda.


ALLAA MAHAD LEH
C/kariim Maxamed Guuleed
Agaasime Ku Xigeenka Xidhiidhka Goboladda Iyo Warbaahinta Ee Wasaaradda Hawlaha Guud , Dhulka Iyo Guryeynta JSL.