Agaasimaha Waaxda Dhulka Iyo Guryaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Eng: Maxamuud Maal Cali Ayaa Xadeeyey Dhulka Uu Ku Fidi Doono Jeelka Weyn Ee Magaaladda Caynba.

Agaasimaha Waaxda Dhulka Iyo Guryaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Eng: Maxamuud Maal Cali Ayaa Xadeeyey Dhulka Uu Ku Fidi Doono Jeelka Weyn Ee Magaaladda Caynba.

17-01-2021 Caynaba "Xafiiska Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud" Agaasimaha Waaxda Dhulka Iyo Guryaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Eng: Maxamuud Maal Cali Ayaa Xadeeyey Dhulka Uu Ku Fidi Doono Jeelka Weyn Ee Magaaladda Caynba.

Agaasimaha Waaxda Dhulka Iyo Guryaha Oo Safar Shaqo Ku Jooga Maagaaladda Caynaba Ee Gobolka Saraar Ayaa Kala Xadeeyey Jeelka Weyn Ee Magaaladda Caynaba Iyo Dad Kusoo Durkay Dhulka Jeelka. 

Waxa Safarkan Shaqo Agaasimaha Ku Wehelinayey Badhasaabka Gobolka Saraar, Madaxa Guryaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Eng Sakariyey C/laahi Cumar, Iskuduwaha Wasaaradda Ee Gobolka Saraar, Taliyaha Jeelka Magaaladda Caynaba.

Madaxdii Kala Duwanayd Ee Ka Socotay Wasaaradda Hawlaha Guud Ayaa Xadeeyey Dhulka Jeelka Weyn Ee Magaaladda Caynaba, Iyagoo Warbixin, Cabirka Iyo Naqashada Dhulkaaba Kasoo Qaaday.

Sidoo Kale Wuxuu Agaasime Maxamuud Maal Wuxuu Soo Diiwaangaliyey Dhulka Laga Dhisi Doono Xarunta Banka Dhexe Ee Jamhuuriyada Somaliland Ku Yeelan Doono Magaaladda Caynaba.

Dhinaca Kale Agaasimaha Waaxda Dhulka Iyo Guryaha Ayaa Joojiyey Dhismayaal Sharci Daro Ah Oo Wadooyinka Magaaladda Oog Soogalay, Iyadoo Dhimayaasha Iskuduwaha Gobolka Saraar Ee Wasaaradda Lafaray Inay Meesha Ka Saaraan. Agaasime Maxamuud Maal Iyo Badhasaabka Gobolka Saraar Ayaa Joojiyey In Mudo Ah Lahakiyo Dhul Bixinta Magaaladda Ooh Ilaa Inta Laga Xalinayo Khilaafadka Ka Taagan.

ALLAA MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed
Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warbaahinta,
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.
E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com
Website: https://mopwh.govsomaliland.org/
Instagram: https://www.instagram.com/wasaarada_hawlaha_guud_jsl/
Facebook: https://www.facebook.com/HawlahaguuddhulkaiyoGuryeynta/
Twitter: https://twitter.com/PublicWorksLand
Youtube: https://www.youtube.com/channel/UCSWWwo9EbRBS1gvEruuEYdQ