Agaasimaha Waaxda Dhismaha Oo Kormeerey Dhismayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Ka Hirgalinayso Gobolka Awdal.

Agaasimaha Waaxda Dhismaha Eng Sakariye Cabdi Muuse Ayaa Kormeerey Dhismayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Ka Hirgalinayso Gobolka Awdal

Kormeerkan Ayaa Waxa Ku Wehelinaya Agaasimaha Waaxda Warbaahinta Iyo Xidhiidhka Goboladda Mr. C/raxmaan C/laahi Wirdaani Iskuduwaha Wasaaradda Ee Gobolka Awdal, Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Awdal Iyo Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka

Kormeerkan Ayaa Lagu Gorfaynayay Halka Ay Marayaan Mashaariicda Ay Hirgalinayso Wasaaradda Hawlaha Guud, Kuwaas Oo Ka Socda Gobolka Awdal, 

Sidol Kale Agaasimayaasha Waaxyaha Dhismaha Iyo Xidhiidhka Goboladu Waxay Kulan Balaadhan La Qaateen Hawlwadeebada Injineerada Ah Ee Ka Hawlgala Xafiiska Wasaaradda Ee Gobolka Awdal, Iyagoo Waanu Iyo Dardaaran Siiyo, Waxayna La Socodsiiyeen Qaabka Cusub Ee Wada Shaqeynta Ah Ee Hadda Wixii Ka Danbeeya Loo Wada Shaqeyn Doono.

ALLAA MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed
Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warbaahinta,
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.
E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com
Website: https://mopwh.govsomaliland.org/
Instagram: https://www.instagram.com/wasaarada_hawlaha_guud_jsl/
Facebook: https://www.facebook.com/HawlahaguuddhulkaiyoGuryeynta/
Twitter: https://twitter.com/PublicWorksLand
Youtube: https://www.youtube.com/feed/my_videos/