Agaasimaha Waaxda Dhismaha Iyo Horumarinta Naqshadaynta Dhismayaasha Ee Wasaarada Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL Eng. Axmed Haybe Colijoog Ayaa Maanta Kormeer Ugu Baxay Gobolka Hawd.


Agaasimaha Waaxda Dhismaha Iyo Horumarinta Naqshadaynta Dhismayaasha Ee Wasaarada Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL Eng. Axmed Haybe Colijoog Ayaa Maanta Kormeer Ugu Baxay Gobolka Hawd.

25-03-2021 Baligubadle "Xafiiska Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud" Agaasimaha Waaxda Dhismaha Iyo Horumarinta Naqshadaynta Dhismayaasha Ee Wasaarada Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL Eng. Axmed Haybe Colijoog Ayaa Maanta Kormeer Ugu Baxay Gobolka Hawd.

Iyadoo la dhawrayo Dabagalka iyo Tayaynta Dhismayaasha Dawlada ayaa manta waxa kormeer ugu baxay Agaasimaha Waaxda Dhismaha Horumarinta Nashqadaynta Dhismayaasha Eng Axmed Haybe Col’ujoog waxaa uu soo Indho indheyay xaga ay marayaan dhismayasha laga wado gobolka hawd
Halkaas oo uu dhisme walba dul istaagay.

Dhismayaash oo kala ah garoonka Degmeda Baligubadle oo meel fican maraya, Dhakhtarka wayn ee Baligubadle oo isna lagu kordhiyay waadh iyo laba makhsin.

Sidoo kale waxaa isna socda xayn daab lagu wareejinayo xarunta wasaarada xanaanada xoolaha ee gobolka hawd.
Fg; kormeerka waxaa ku jira dhismaha Labada fasal , xafiiska iyo musqusha ee Deegaanka Hunduli ee Gobolka Maroodijeex


ALLAA MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed
Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xidhiidh.
Xafiiska Warbaahinta,
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.
E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com
Website: https://mopwh.govsomaliland.org/
Instagram: https://www.instagram.com/wasaarada_hawlaha_guud_jsl/
Facebook: https://www.facebook.com/HawlahaguuddhulkaiyoGuryeynta/
Twitter: https://twitter.com/PublicWorksLand
Youtube: https://www.youtube.com/channel/UCSWWwo9EbRBS1gvEruuEYdQ