Agaasimaha Waaxda Dhismaha Ee Wasaaradda Oo Kormeer Kusoo Maray Dhismaayasha Wasaaradu Ka Wado Gobolka Saaxil

Agaasimaha Waaxda Dhismaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Eng Axmed Haybe Colijoog Oo Kormeer Kusoo Maray Dhismaayasha Waaaaradu Udhisayso Hayadaha Dawladda Qaar Kamida Kuwaas Oo Ka Socda Gobolka Saaxil.