Agaasimaha Waaxda Dhismaha Ayaa Kormeerey Dhismayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Ka Hirgalisay Gobolka Gabilay

Agaasimaha Waaxda Dhismaha Eng Sakariye Cabdi Muuse Ayaa Kormeerey Dhismayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Ka Hirgalisay Gobolka Gabilay

04-01-2021 Gabilay "Xafiiska Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud" Agaasimaha Waaxda Dhismaha Eng Sakariye Cabdi Muuse Ayaa Kormeerey Dhismayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Ka Hirgalisay Gobolka Gabilay

Kormeerkan Ayaa Waxa Ku Wehelinaya Agaasimaha Waaxda Warbaahinta Iyo Xidhiidhka Goboladda Mr. C/raxmaan C/laahi Wirdaani Iskuduwaha Wasaaradda Ee Gobolka Gabilay

Kormeerkan Ayaa Lagu Gorfaynayay Halka Ay Marayaan Mashaariicda Ay Hirgalinayso Wasaaradda Hawlaha Guud, Kuwaas Oo Ka Socda Gobolka Gabilay Waxaana Ka Mida Ahaa Mashaariicda La Kormeeray

1. Dhismaha  MCH Tuulo-da Boodhley
2. Dhismaha Hospitalka Cusub ee Arabsiyo
3. Dhismaha MCH Arabsiyo
4. Dhismaha Calafka Xoolaha Ee Gabilay
15. Dhismaha Bakhaaradda Hayadda Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka Qaranka Gabilay
6. Dhismaha Jeelka Weyn Ee Degmadda Gabilay
7. Dhismaha Kastamka Galabaydh
8. Dhismaha Calafka Xoolaha Ee Wajaale
9. Dhismaha Xarunta Ciidanka Dandamiska Ee Wajaale
10. Dhismaha Xarunta Banka Dhexe Ee Wajaale
11. Dhismaha MCH Ee Tuulada Xuushaley

12. Dhismha Xafiisyada Ee Kastamka Abaarso "Gobolka Maroodijeex".

Mashaariicdan La Kormeeray Maanta Ayaa Iskugu Jira Qaar Dhamaaday Iyo Qaar Socda. Waxaana Ka Warbxiyey Iskuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud ee Gabilay Iyo Agaasimaha Waaxda Dhismaha, Waxaanay Sheegeen In Ay Marayaam Dhamaan Mashaariicda Wasaarada Hawlaha Guud Gacanta Ku Hayso, Ugana Masuul Tahay Qaranka Tayeyntooda Dhismeed, Waxaanay Hoosta Ka Xariiqeen In Dhisme Kasta Uu Ku Qoranyahay Ugana Masuul Yahay Hawlwadeen Dul Taagan Dhisme Kasta.

ALLAA MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed
Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warbaahinta,
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.
E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com
Website: https://mopwh.govsomaliland.org/
Instagram: https://www.instagram.com/wasaarada_hawlaha_guud_jsl/
Facebook: https://www.facebook.com/HawlahaguuddhulkaiyoGuryeynta/
Twitter: https://twitter.com/PublicWorksLand
Youtube: https://www.youtube.com/feed/my_videos/