Agaasimaha Guud Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Ayaa Kulan Muhiim Ah La Qaatay Wasiirka Dhismaha Iyo Horumarinta Magaalooyinka Dawladda Federaalka Ethiopia Eng Caasha Maxamed

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Dr. Jamal Cabdi Muuse Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Ayaa Kulan Muhiim Ah La Qaatay Wasiirka Dhismaha Iyo Horumarinta Magaalooyinka Dawladda Federaalka Ethiopia Eng Caasha Maxamed Iyo Wasiirka Dhismaha Iyo Horumarinta Magaalooyinka Dawladda Deegaanka Soomaalida Dr. Cabdifataax Sheekh Biixi.

Kulankan Waxa Goob Ka Ahaa Wasiirka Dhismaha Iyo Horumarinta Magaalooyinka Dawladda Deegaanka Soomaalida Dr. Cabdifataax Sheekh Biixi. Agaasimaha Qorsheynta Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Somaliland Eng Ciise Maxamuud Ciise, Agaasimaha Waaxda Warbaahinta Iyo Xidhiidhka Gobolada Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Wirdaani.

Kulanka Oo Ka Qabsoomay Hotel Jigjiga International, Waxa Diiradda Lagu Saaray Ahmiyadda Iskaashiga Gobolka Iyo Doorka Horumarinta Kaabeyaasha Dhaqaalaha, Horumarinta Magaalooyinka, Iskaashiga Iyo Xidhiidh Wanaagga Labada Wasaaradood.

ALLAA MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed
Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warbaahinta,
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.
E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com
Website: https://mopwh.govsomaliland.org/
Instagram: https://www.instagram.com/wasaarada_hawlaha_guud_jsl/
Facebook: https://www.facebook.com/HawlahaguuddhulkaiyoGuryeynta/
Twitter: https://twitter.com/PublicWorksLand
Youtube: https://www.youtube.com/channel/UCSWWwo9EbRBS1gvEruuEYdQ