Agaasimaha Guud Ee Wasaradda Hawlaha Guud Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Ololaha Kirada Hantida Maguurtada ah Ee Dawladda.

Agaasimaha Guud Ee Wasaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Yuusuf (Dawlad) Ayaa Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer Ka Daahfuray Ololaha Kirada Hantida Maguurtada ah Ee Dawladda.