Agaasimaha Guud Ee Wasaradda Hawlaha Guud Oo Kulan La Qaatay Shaqaalaha Wasaaradda Ee Gobolka Togdheer.

Muqaalka Guud Ee Kulanka Agaasimaha Guud Ee Wasaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Yuusuf (Dawlad) La Qaatay Shaaalaha Wasaradda Ee Gobolka Togdheer.