Agaasimaha Guud Ee Wasaradda Hawlaha Guud Oo Kormeer Kusoo Maray Gobolka sanaag
Muuqaalada Guud ee kormeerka Agaasimaha guud ee wasaradda Hawlaha Guud iyo guryeynta Jamaal abdi ee Gobolka Sanaag oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaradda arrimaha Gudaha iyo Badhasaabka Gobolka sanaag.