Agaasimaha Guud Ee Wasaradda Hawlaha Guud Oo Ka Qayb Galay Shirka Anisixinta Qabyo Qoraalka Siyaasadda Maamul Daadajinta Ee 2023 Ilaa 2030.

Agaasimaha Guud Ee Wasaradda Hawlaha Guud C/Laahi Maxamed Maxamuud Jiidhe Ayaa Maanta Magaladda Hargeysa Kaga Qayb Galay Shirka Anisixinta Qabyo Qoraalka Siyaasadda Maamul Daadajinta Ee 2023 Ilaa 2030.

Agaasimaha Guud Ee Wasaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane C/Laahi Maxamed Maxamuud Jiidhe Ayaa Maanta Magaladda Hargeysa Kaga Qayb Galay Shirka Anisixinta Qabyo Qoraalka Siyaasadda Maamul Daadajinta Ee 2023 Ilaa 2030.
Waxaana Shirkankan muhiimka ah ka soo qayb galay Maayarada Gobolada iyo Wasaaradaha qaybta ka ah mashruuca JPLG, sida Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryaynta, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Degaanka iyo Isbedelka Cimilada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha.
ALLAA MAHAD LEH
C/kariim Maxamed Guuleed
Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Warbaahinta Iyo Xidhiidhka Goboladda Ee Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.
DHAMMAAD