Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Ka Warbixiyey Qorshe Magaaleedkan Cusub Ee Wasaaradda Ka Bilaabayso Magaaladda Burco

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane C/laahi Maxamed Maxamuud Jiidhe Ayaa Ka Warbixiyey Qorshe Magaaleedkan Cusub Ee Wasaaradda Ka Bilaabayso Magaaladda Burco, Iyo Master Plan-dii Hore Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Ka Fulaysay Magaalooyinkii Hore.