Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Digniin Kama Danbeysa Udirey Muwaadiniinta Ku Jira Hantida Maguurtadda

“Dhammaan Muwaadiniinta Ku Jira Guryaha, Kaalamaha Shidaalka, Meheradaha Ganacsiga Iyo Bakhaaradda Ee Aan Soo Bixin Kiradii Dawladu Xaqa Ugu Lahayd Inta Ka Horeysa 06-08-2022, Waa Laga Soo Qufulayaa” Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud.