Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Akhriyey Warmurtiyeedkii Kasoo Baxaya Shir-waynahii Qiimaynta Waxqabadka Wasaaradda Ee 2020 Iyo Falanqayn

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL Dr. Jamaal Cabdi Muuse Oo Akhriyey Warmurtiyeedkii Kasoo Baxaya Shir-waynahii Qiimaynta Waxqabadka Wasaaradda Ee 2020 Iyo Falanqaynta Qorshaha 2021 Ee Saddexda Cisho Ka Socday Magaaladda Boorama.